Xaafada qaaliga ah,
waxaan rabnaa inaynu iska caawino wax iibsashada, daryeelka ilmaha, isweydaarsiga / amaahda waxyaabaha maalinlaha ah. Waxaan sidoo kale jecelnahay inaan taageerno deriskayaga qaxootiga ah inaanu meel dejino hadii ay jiraan wax dhibaato ah, hadii aysan ka heli karin taageerahaa shaqaalaha bulshada iyo / ama la talin xilligan.
Fadlan sidoo kale ka fikir deriskaaga aan haysan taleefoonada casriga ah (Smartphone) oo u gudbi macluumaadka.
Ma u baahan tahay caawimaad ? lambar taleefan
Ma caawin kartaa? Waxaan samaynay koox wada sheekaysi ah oo isticmaasha Appka looyaqaan Telegram. Markaa qof walba wuu gaadhsiin karaa waana heli karaa caawimaad. Haddii aadan ku hadlin Ingiriis ama Jarmal, ku qor luqadaada hooyo.
Haddii aad ka shakidid inuu ku hayo coronavirus SARS-CoV-2: ama . Xaaladaha degdega ee caafimaad ee khatarta ah: (Kaliya haddii ay jirto xaalad degdeg ah!).
Xaaladaha rabshadaha ee qoysaska: (tacaddi ka dhan ah haweenka) 0 (ilaalinta carruurta)
Bei ernstem Verdacht auf Coronavirus SARS-CoV-2 bitte die oder die wählen und bei schweren medizinischen Notfällen die (Nur im Notfall!).
Sida loogu biiro kooxda:
- kala soo gejiso Appka ‘Telegram’:
(, , , . ) - Ku biir Groupka xaafadaada Telegram.